Abuu Mansuur oo dhagaha ka fureestay Amarkii Dowlada iyo Munaasabad lagu taageerayo oo…

Magaalada Baydhabo  ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa olole xoogan kawada Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo isku soo sharaxay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sida aan Wararka ku heleyno Abuu Mansuur ayaa iska dhaga tiraya amarkii kasoo baxay Dowlada Federaalka Soomaaliya ee looga joojiyay in uu u tartamo doorashada Madaxweynaha Maamulka … Continue reading Abuu Mansuur oo dhagaha ka fureestay Amarkii Dowlada iyo Munaasabad lagu taageerayo oo…